U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madhaafaan

Magac Lab
Naxwe-bo, m.l
Xaraf MSubg MA10 xar
1

Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin.

2

Wax qiimo iyo qaayo badan leh.

3

Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay. mad'hab m.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Najiib iyo hooyadii, arrinkaa way isla garteen, waxaana lagu heshiiyay in mid walba dhinaciisa ugu badhigo odayga reerka Cali Madhaafaan oo ay labadooduba hubeen inuu arrintaa ku raacayo.

”
“

Sidaas ayayna isku gacan-qaadeen Xaaji Cali Madhaafaan wuxuu ku ballan-qaaday in kolba labada qoys kii arrinta gacanta ku haya ay Najiib iyo Luul u yihiin carruurtooda oo kale.

”
“

Isaga oo u raaciyay, in ninka la socdaa uu yahay Najiib aabihii, kadibna Mooge iyo Goohe waxay u dhaqaaqeen dhinaca Cali Madhaafaan uu fadhiyay ee Hotel Oriental.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madhaafaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan