U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khamiis1

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadde Muse ayaa shaley arinkaan kaga dhawaqey shirkii Khamiis-laha ahaa ee golaha xukuumada DGPL isugu yimaadeen magaalada Garowe.

”
“

Lynn Pascoe oo saxaafada kula hadlay Nairobi shalay oo Khamiis ahayd ayaa sheegay in madaxda DF ay ku booriyeen inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii dowladu ay ku guuleysan lahayd, loolana hadli lahaa mucaaradka.

”
“

Ragaan oo laga qabtey Galkacayo Khamiis 1 May,2008 ayaa waxaa cambaareeyay odaaysha Mudug iyo dhamaan shacabka gobolka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khamiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan