U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kuwooda

Magacuyaal Lahaansho
Xaraf KSubg KU7 xar
1

.w

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dilalka loo gaysanyo dadka masaajidka ka soo baxaya ayaa waxay ay noqdeen kuwa aad ugu soo kordhaya Somalia taas oo argagax ku ridey dhaman shacabka Somalia kuwooda nabada jecel.

”
“

Sidoo kale qarax kale ayaa waxaa lagu weeraray Ciidamada dawlada kuwooda ku soo tababartay Daka Itoobiya waxaana ka dhintay hal askari iyo labo dhaawac soo gaadhay.

”
“

, 46°23′15″E Dhuusamareeb, waa Magaalomadaxda Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weeyn (waxaa la oran jiray xiliyadii sayidku noolaa Daardheer iyo Dahardheer).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Lahaansho (mu.lh)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kuwooda - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan