U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bakoorad

Magac Dheddig
Naxwe-ddo, m.dh
Xaraf BSubg BA8 xar
1

Ul toosan, madax godan oo lagu xarragoodo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Madhaafaan, maadaama uu maalintaa la kulmay qoys cusub oo ay xididayaan wuxuu sitay huga kuwooda maalin-sharafeed, shaal, cumaamad, bakoorad qurux badan, macawisaha kuwooda ugu qaalisan.

”
“

Wuxuu si dheeldheelli ah ugu tukubayay bakoorad raasbaraas ah.

”
“

Maxamed Siciid Ducaale oo gashanaa kabo sandhal ah, mucawis midabyo leh oo bakoorad sitay, wuxuu tegey xafiis yar oo uu dusha sare ee dhismaha ku leeyahay, halkaasoo uu dhulka fadhiyey iyada oo kombiyuutar horyaallo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ddo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bakoorad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan