U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cusayb

Magac Lab
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Wax jiritaankiisu markaa ugu horreyso.

2

Waxaan weli la isticmaalin. 3.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cirka cusayb baa ku jira.

”
“

Si kasta ha ahaatee, xukuumaddan la soo magacaabay oo sagaal minister cusayb ka yihiin, ayaa toddobadii wasiir ee u horeeyay dadku istaahil ku sheegeen, balse intan dambe ayaa loo malaynayaa in ay Madaxyuubka magacyadu ka soo muruxsadeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cusayb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD