U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sagaal

Magac Lab
Xaraf SSubg SA6 xar
1

.t. Tirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; "9".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hooyo Xakiimo ayaa ka codsatay dadka Somaliyeed in gargaar Islaanimo iyo mid bini'aadanimo lala soo gaaro, iyadoo intaa raacisay in ay sagaal caruur ah oo ay dhashay aysan jirin dhaqaale ku filan oo ay ku koriso.

”
“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta boqol iyo sagaal.

”
“

bilood kahor kharashka Talyaanigu ku bixiyay sayladda wax kala iibsigu wxuu kor u dhaafa 200 oo milyan oo gini, kuwaas oo ay ku jireen sagaal heshiis oo mid waliba 20 milyan kor u dhaafay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sagaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan