U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabley

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Dad hub haysta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afduubka ninkaan ayaa wararku sheegayaan inay ka qayb qaateen dabley gaaraysa tobaneeyo oo ku hubaysnaa Bastoolado, lama garanyo dhanka ay la aadeen & sababta ka dambaysa afduubkiisa.

”
“

Ugu yaraan 39 ruux ayaa ku geeriyootay kadib marki dabley hubeysani ay xalay weerartay goob lagu caweeyo oo kutaala xaafada Orta-kooy degmada Beshiktash ee magaalad Istanbul.

”
“

Bari: 4 Qof oo Weerar Iyo Qarax Ku Dhintay Laba Qof ayaa ku geeriyootay weerar dabley hubeysan ay ku qaadeen tuulo, islamarkaana laba caruur ah ayaa ku nafwaayey qarax miino.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabley - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan