U gudub nuxurka bogga
SABAAD

damaq

Fal Gudbe (1)
Naxwe-mqay, -maqday
Xaraf DSubg DA5 xar
La Mid AhdanaqFal Gudbe (1)
1

Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Bulshada oo bogihii taarikheed ee ka soo gadhay nidaamyadii hore laga taxadiro damaq in loo gaysto.

”
“

Waa taariikh hore u socota, waa hawl iyo damaq, waa baadidoon aan kala go’ lahayn; kol uu ku hungoobo iyo kol uu haleelo; mar uu kufo iyo kol uu kaco.

”
“

Gabayga Damaq walow uu hadda shan jirsaday, haddana arrimihii uu ka hadlayay weli sidoodii ayay u taaganyihiin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-mqay, -maqday

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
damaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan