U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dambee

Fal Magu (2)
Naxwe-beeyay, -baysay
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.

2

Ka d.: cid xushmadeyn.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Siduu abwaankeena Hadraawi hore u yidhi " Ku Sin inan Dumaalkeeda Sahan Dambee Laalan".

”
“

Tusaale ahaan, sidii aanu ciyaarnay ee aanu u muujinay ciyaar wanaagayaga qaybihii dambee ee ciyaarihii aanu la yeelanay kooxaha Lazio iyo Atalanta."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-beeyay, -baysay

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dambee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan