U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sahan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Aadidda meel la aado si looga war keeno.

2

S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaa ha noqon, sidii Xisbigii SAHAN ee Kheyriyadda ka hadlay ee yidhi; “Saaxil waxay Gobol tahay, inta uu ina Cigaal joogo.”

”
“

“Maantana waxaannu wadnaa sahan kale oo ah doorasho ha la galo,” ayuu yidhi, waxana uu muujiyey dareenka ay ururrada kale kaga maagayaan doorashada, isaga oo yidhi; “Waxaan ka baqayaa in qolooyin ay yidhaahdaan doorasho ma suuroobeyso”.

”
“

Niman sahan ahaa oo labada jeeb mid diin ku sita ka kalena danta isirkooda ku sita ayaa yimid Afrika, waxayna la kulmeen, sida ay yidhaahdeen, dad u diyaarsan in sidii la doono loo qaabeeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan