U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dareeme

Magac Lab
Naxwe-mayaal, m.l/dhBaayoloji
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah.

2

Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Tolyohow annaga waa nala yaqaan,” ayuu ku billaabay xubin ka mid ah xulufada Dareeme, “nimankaan reer Kalkaal waa in talo laga qabto.

”
“

Waxaa laga itaal roonaaday xubnihii Dareeme.

”
“

“Caaqilka reerka adigaa ah,” ayuu yiri xubin ka mid ah Dareeme, “innaguna waxaynnu nahay wax-garadkii iyo ganacsatadii iyo dhallinyartii reerka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mayaal, m.l/dh

Cilmiga

Baayoloji (baay.)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dareeme - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan