U gudub nuxurka bogga
SABAAD

annaga

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AN6 xar
1

magacuyaal tilmaamaya qofka kowaad ee wadarta ah oo ka baxsan kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadda annaga ayeey nagu xirantahay inaan dib u soo ceshanno waqtigii naga lumay.

”
β€œ

Annaga oo mahad-naq u soo jeedinayna shacbi-weynaha reer Hargeysa oo aanaan wax eed ah ka sheeganaynin walaalahayaga reer Somaliland ee kale, waxaan u soo jeedinaynaa in laga tashado wixii inoo dan ah iyo wixii aan horumar ku gaadhi lahayn.

”
β€œ

Annaga ma awoodno maanta oo ma haysanno wax hub maaddi ah oo lagu dagaalgali karo..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A Β· AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
annaga - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan