U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daweyso

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-saday, -satay
Xaraf DSubg DA7 xar
La Mid AhdaaweysoFal Gudbe/Magu (3)
1

(f.g) Wax jirran daawo siisasho.

2

(f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

"Bukaanada ay daweyso Hay'adda oo u badan kuwa qaba cudurka TB-da ayaa la siiyay dawooyinkooda, goobaha lagu baaritaanka cudurkana waa furan yihiin" ayuu yiri mid ka mid ah dhaqaatiirta hay'adaas u shaqeeya oo ka gaabsaday magaciisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-saday, -satay

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daweyso - sawirka la wadaagga

La Wadaag