U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaliil1

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Daldalool iyo iin wax leeyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekh Ismaaciil, wuxuu dhaliil xoogan u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo ku tilmaamay hadaladii uu dhawaan kaga hadlay dagaalada Somalia ay yihiin kuwo nasiibdaro ah, isala markaana aysan ka filayn madaxda Jabuuti.

”
“

Warkii ugu dambeeyey ee Allaha unaxariisyee Maxamed Cusmaan Maye sheegay ayaa ahaa in aysan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya heysan cid amaankooda sugta, isagoo daraad dhaliil ujeediyey laamaha amaanka ee Dawladda Soomaaliya.

”
“

Taasi oo tibaaxaysa in fal kasta oo la qabtaba dhaliil laga helayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaliil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan