U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheerow

Fal Magu (3)
Naxwe-raaday, -raatay
Xaraf DHSubg DHE7 xar1 Tusaale
1

Wax dhererkiisu kordhay noqosho.

2

Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho. .

3

Wax meel ka durkay noqosho.

Tusaalooyin

“

Shirkii waa lagu dheeraaday

”

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ka dheerow kuwa siyaasadda u galay inay ku lacagaystaan.

”
“

Maska goodka ee Bari hadduu, madax garaac diiday Asuu godalla dheerow arlada, gees walbaba joogo Kala goyn siduu uga bed galo, sheeg haddaad garato?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-raaday, -raatay

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheerow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan