U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sheeg

Fal Gudbe (1)
Naxwe-gay, -gtay
Xaraf SHSubg SHE5 xar
1

Xog tabin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jawaabtu waxa ay ila tahay in ay keeneen arrimahaas oo aan ka jirin gudaheenna walow aan afka ka sheeg sheeganno.

”
“

Haddana si xun wax u sheeg sixir ka darane suuqiina borobogaado ku sii daayey aniga laygu eedaynaayo.

”
“

. Bar dhaqan wanaagsan, baridda kan ugu fiican, waa adoo ku diinta si wacan ugu dhaqma, u sheeg xumaanta beenta, khiyaamada, wanaaga runta, bar waxa loo abuuray. markay yar yihiin jeclaysii Alle iyo Rasuulkiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-gay, -gtay

Xarafka

SH · SHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sheeg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan