U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garaac1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.

2

Nuugid badan. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciqaabtaasina inta badan waa gacan iyo garaac.

”
“

Balse waxa uu sheegay, in intii qalliinku socday subaxnimadii hore ee shalay ay marxuumka ku dillaacday nudub-calooleed, isla markaana uu u dhintay 10:00-kii subaxnimo (waqtiga K. Afrika) kacdoon kaga yimid wadne-garaac (dhiig-kar) iyo Hunguriga.

”
“

Maska goodka ee Bari hadduu, madax garaac diiday Asuu godalla dheerow arlada, gees walbaba joogo Kala goyn siduu uga bed galo, sheeg haddaad garato?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garaac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan