U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gees1

Magac Lab
Naxwe-so, m.l
Xaraf GSubg GE4 xar
1

Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.

2

Dhinac; hareer.

3

Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana munaasibadaa kasoo qayb galay masuuliyiinta wasaaraddaha arrimaha debeda Adna aadan, Qaasim sheekh Ibraahin, kaluumaysiga maxamed siciid gees, dib u dejinta C/laahi xuseen Iimaan, masuuliyiinta waaxaha wasaaradda maaliyadda iyo shaqaalaha.

”
“

Edna Aden Isla Sanadkii 1998 ayey Sees-ka u Taagtay Hospital-ka Caanka ah Ee Edna Aden Maternity Hospital oo ay ku fikirtay iyadoo 11 jir ah in ay Hargeisa ka Taagto Hospital Casriya oo Qiimo Jaban Ugu Adeega Dad-ka Tabaalaysan Ee Reer Gees-ka Afrika.

”
“

Cali Xasan Sheekhdoon, wuxuu ka hadlay doorka haweenku ku leeyihiin waxqabadka iyo horumarka dalka iyo sida la isaga gees maray xaqa ay mudan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-so, m.l

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gees - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan