U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheged

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHE6 xar
1

Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan.

2

Carro cusboole ah.

3

Wasakh, uskag.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Si kasta ha ahaatee, marka lays barbar dhigo xoogga xulufada iyo Ciraaq oo isu noqonaya rag cabiido ah hubna sita oo la dagaalamaya ilmo yar oo caruur ah oo dheged sita.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheged - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD