U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhigo

Fal Gudbe/Magu
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf DHSubg DHI5 xar
1

(f.g) Wax la hayay meel saarasho.

2

(f.g) Wax kaydsasho.

3

(f.g) Cashar qorasho.

4

(f.g) Dugsi wax ka barasho.

5

(f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid.

6

(f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho.

7

(f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan, iyadoo la isla gartay in dib loo dhigo 75 Mudane oo la imaanayey qeybaha bulshada rayid.

”
“

Ciidamada Booliska Gaalkacyo ayuu sheegay Taliyaha in ay arkayeen ninkan oo doonayey in uu dhigo wadada dhexdeeda walxaha qarxa, xili gaadiid fara badan ay isticmaalayeen wadada.

”
“

Cali Qaadi oo Gudoomiyaha Jaamacadda Hargeysa waxa haboon in laga dhigo gudoomiyaha guddiga caafimaadka qaranka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (f.g/mg)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhigo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan