Skip to main content
SABAAD

dhufasho

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHU8 xar
La Mid AhdhifashoMagac Fal
1

.dh dhifo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ku dhufasho (calaamad "Γ—") xisaab ahaan waa taranka tiro ee tiro kale.

”
β€œ

Waxaa jira afar xisaab-fal oo kala ah: isku-dar (+), ka-jar ama ka-goy(-), isu-qaybin (/) iyo isku dhufasho (x).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhufasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag