U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xisaab1

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Wax inta tiradoodu la egtahay.

2

Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa.

3

Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xisaabiyaha Guud, Daahir Salaan, wuxuu ku dooday in xidhnayn Xisaab-xidhka iyo Miisaaniyaddu, mar laga wax laga qorshaha ay ku saleeyeen samaynta Miisaaniyadda cusub.

”
“

Mushahar waa inta qofku qaato een xisaab celin looga baahnayn, waxii kale ee madaxi qaadato lana xidhiidha xafiiska uu hayo, waxa looga baahan yahay xisaab celin.

”
“

Mar kale ayuu Madaxyuubku diiwaanka baandheeyay markaasuu arkay xeerka X. Xisaab-beeleed, xubintiisa xulka diid oo xalka qaado, farqadiisa hebel bedel oo hayb u raadi, lambarkiisa ah kan ka qaad, haddana keer u dhiib kii kastana diidda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xisaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan