Tusaale Dheeraad ah3
“
Mararka qaarkood, waxaad arkaysaa, in dadka la isu dardaarmayo in ay is colaadiyaan yihiin dad ay khasab tahay wada noolanshahoodu: dad deris ah aan kala maarmin; dad is dhalay, wada dhashay, isku dhiig ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
KH · KHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
