2
Xoog abaabulan, hubeysan oo qoran u qaabbilsan difaaca dalka.
3
(e.d) C.amow!: hayaay!, waawareey!.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Ciidamada DKMG ah oo gacan ka helaya kuwa AMISOM waxay howgal ciidan kula wareegeen 26-kii bishii hore ee Juun Degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe kaddib sanado ay ka talinaysay Al-shabaab degmadaasi iyo deegaano kale oo aad u farabadan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ammo, m.dh
Xarafka
C · CI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
