U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tiro1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TI4 xar
1

Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta inood oo wax ka koobanyahay.

2

Ari ka kooban boqol (100) neef.

3

T. iyo tayo: caddad iyo qaayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta boqol iyo afar.

”
“

Apr 2010- Dalalka Burundi iyo Yugaandha ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo tiro ahaan gaaraya 5-kun oo askari..

”
“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta labatan iyo sideed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan