Tusaale Dheeraad ah3
Hanjabaadihii lala beegsaday Ayaan waxay ku khasbeen in ay ku hoos noolaato ilaalo iyo inay ku jirto dhuumaalaysi iyo baxsi ay nafteeda ku badbaadinayso, haseyeeshee waxay dhanka kale kaga kasbatay abaal marino dhowr ah kooxihii fikirkeeda aaminsanaa.
”Isla sannadkaas Yuhuuddu, waxay samaysteen Jabhaddo aayahooda u dagaalama, waxayna Xukuumadii Ingiriiska ee Falastiin haysatay ku dhufteen, dagaalo fudud oo dhuumaalaysi ah.
”Waxay Ciidamada Israa’iil ku qaadi jireen dagaalo dhuumaalaysi ah, waxayna sababeen dagaalkii dhexmaray Carabta iyo Yuhuudda sannadkii 1967-kii ee loo yaqaanay; dagaalkii lixda maalmood.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
DH · DHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
