U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ilaalo

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IL6 xar
1

Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Burcadbadeeda, waa in lagula dagaalamo bariga, waayo kuma noolaan karaan badda, EU-du waxay inta badan ilaalo ka hayaan badda, si ay uga hortagaan in Al-Qaeda ay gasho Somalia, si ay dagaaladu u xoogeystaan" ayuu yiri Museveni.

”
β€œ

Ciidanka AMISOM ee ku sugan Muqdisho ayaa waxay tiradoodu gaaraysaa 4,300 askari, kuwaasoo ka kala socda dalalka Burundi iyo Uganda, waxayna intooda badan ilaalo ka hayaan Dekeda Muqdisho, Garoonka diyaaradaha iyo Villa Somalia.

”
β€œ

Ciidanka ka socda dalalka Burundi iyo Uganda ayaa waxay ilaalo ka hayaan Villa Somalia iyo Ilaha daqliga ay kasoo galaan DF sida Garoonka iyo Dekeda, waxaana intii ay ku sugnaayeen Muqdisho kaga dhintay 103-askari.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I Β· IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ilaalo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan