U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuumo

Fal Magu (3)
Naxwe-uuntay, -uumatay
Xaraf DHSubg DHU6 xar
1

Meel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degmo waxay markiiba aragtay gabadhii oo u soo socota jahadii ay joogtay, waxaanay tidhi dayroow la isa soo gelye dhuumo, nabadgelyo inta uu yidhi Dayr ayuu ku dhuuntay xaskiisii.

”
“

Dagaaladan oo dhacay sadex jeer, ayaa waxay ka kala dhaceen deegaanada kala ah: Wara-dhuumo-leh, Dhagax-yaale iyo Ceel-god, oo dhamaantood koonfur kaga beegan degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, halkaasoo ay awood badan ku leeyihiin xoogaga Ahlusuna.

”
“

"Markii dagaaladu dhamaadeen, waxaan arkay maydadka 10-qof oo dhinacyadii uu dagaalku u dhexeeay ah, ma jiraan wax khasaare ah oo shacabka gaaray" ayuu yiri goobjooge ku sugan deegaanka Wara-dhuumo-leh oo saxaafada la hadlay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-uuntay, -uumatay

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan