U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kun

Magac Lab
Naxwe-umanaal/-umanyaal, m.l
Xaraf KSubg KU3 xar
1

.t. Tiro ka kooban toban meelood oo min boqol ah; toban boqolaad; "1000".

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Adis Ababa:- Baanki Moon oo sheegay in howlgal Amisom ee Muqdisho lagu kordhinayo 4 Kun oo askari.

”
β€œ

Dalka Kuwait waxa deggan boqaal kun oo ciidamada Maraykanka ah, taas oo qayb ka ah ciidamada uu Maraykanku kusoo ururinayo gobolkaasi, isagoo u diyaargaroobaya weerar uu ku qaado Ciraaq.

”
β€œ

Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa abaaro awgood uga soo barakacay gobollada Koonfurta Somalia, kuwaasoo soo gaaray Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-umanaal/-umanyaal, m.l

Xarafka

K Β· KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan