U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibudhac

Magac Lab
Xaraf DSubg DI8 xar
La Mid AhdibdhicidMagac Dheddig
1

dibdhac2.

2

Hoos-u dhac .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuwaasoo laga dhaahdiciyey diinta Islaamka waa dibudhac.

”
“

Waxaan dhammaan madaxda dawladda, isimada, aqoonyahannada,siyaasiyiinta iyo waxgaradka ku nool Puntland ugu baaqeeynaa in si wadajir ah looga shaqeeyo nabadda iyo midnimada Puntland, laga hortago arin kasta oo keeni karta nabadgelyo xumo iyo dibudhac.

”
“

Dad badan ayaa waxay isku qanciyeen in haatan la gaadhay wakhtigii xukuumaddan la iska qaban lahaa maadaama dibudhac mooyee aanay jirin wax horumar ahi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibudhac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD