U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadajir1

Magac Lab
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Wax wada socda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Daaci waxaa kale oo uu sheegay in Ciidamada Degmada Wadajir ay dileen Midka mid ah kooxihii geystay Dilka Gudoomiyihii Maxkamadsa Wadajir Sheekh Xasan,islamarkaana weli aan la qaadin Meydka ninkii laga dilay kooxihii sheekha soo weerarary.

”
“

Dhanka kale Qarax qasaaro geystay ayaa ciidamo ka tirsan dowladda KMG lagula beegsaday degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

”
“

Beesha caalamka ayaa iyaduna dhankeeda wada qorshe ay ku doonayso in DF iyo ARS ay si wadajir ah ugu doortaan dalka Jabuuti Gudoomiye Barlaman, Madaxweyne iyo Ra'iisul wasaare iyadoo la fulinayo heshiiskii Jabuuti.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadajir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan