Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Googgaradda haweenka xarigga kor uga jira oo lagu xiro dundumo-yulug marka la qaadanayo.
Googgaradda xaggeeda sare ee xarigga duluca ah la geliyo. duluc2 m.dh
Nuxurka hadalka.
Ujeeddada hadalka. .
Dulucda hadalkiisu waa in dagaalka la joojiyo
Codkiisu haddii aanu: ujeeddo wadan oo duluc wadan, waddaniyad wadan, mabda' wadan, midho wadan, dareen wadan, cidi na ma dhegeysateen.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
-cyo, m.dh
D · DU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag