U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waddaniyad

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA10 xar
1

Jeclaan siyaasadda madaxbanaan ee dalka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, si halista maanta taagan looga gudbo, waxaa lagama maarmaan ah in si degdeg ah loo hirgeliyo qorshahaan: (1) In guud ahaa dadweynaha la abaabulo, lana hormariyo wacyigelin iyo guubaabo waddaniyad ku dhisan.

”
“

Nabad sameyntu, sida ay ugu baahantahay geesinimo, waddaniyad iyo go’aan qadasho aan leex- lexad lahayn, si la eg ayeey hadana u leedahay caddowyo fara badan.

”
“

Codkiisu haddii aanu: ujeeddo wadan oo duluc wadan, waddaniyad wadan, mabda' wadan, midho wadan, dareen wadan, cidi na ma dhegeysateen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waddaniyad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan