Skip to main content
SABAAD

xiro

Fal Gudbe (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf XSubg XI4 xar
1

Wax xarig iwm ku qabsasho.

2

Cid xabbisasho.

3

Albaab, dariishad iwm qataarasho.

4

Haweeney mehersasho.

5

Dhar lebbisasho.

6

Salaad ama soon gelid.

7

Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho.

8

Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

X Β· XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag