U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ujeeddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf USubg UJ7 xar
1

Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm.

2

Dulucda qoraal rasmi ah ama dood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xasan Cabdale Xasan(Buuxe) Iyo Madaxda Dowlada Puntland) August 19, 2011 6:07 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Ujeeddo: (pp)- Waxaan halkan ku Muujinaynaa Taageradda Buuxda ee aan u hayno Midnimada iyo Jiritaanka Dawladda Puntland.

”
“

Noolaha dhammaantiis ujeeddo ayaa Alle u khalqay.

”
“

Dawladda Somaliland ee talada dalka haysa runtii ma leh ujeeddo iyo ka jeeddo midnaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

U · UJ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ujeeddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan