U gudub nuxurka bogga
SABAAD

durduri

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DSubg DU7 xar
1

Biyo si joogto ah oo aan kala go' lahayn u socosho. dųrduri f.mg2 (-iyay, -isay) Si culus u ordid (geel); baabbacayn.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
durduri - sawirka la wadaagga

La Wadaag