Tusaale Dheeraad ah3
“
Cali Muuse wuxuu sheegay inay arkeen maydadka dhowr qof, isagoo sheegay in duqeyntii xalay ahayd mid culus, taasoo jawiga cabsi u badashay, waxaase saakay ay xaaladdu ahayd mid daggan iyadoo si nabad ah lagu furay suuqa.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-uslaa, -uslayd
Xarafka
C · CU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
