Tusaale
β
Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.
βTusaale Dheeraad ah3
β
Xilbaa naga saarane, cadowga gudaheenna ee liidaya calanka (u taagan jiritaankeenna) iyo kan dibadda ka soo weeraraya calanka saw inaan iska difaacno waqeen ma aha?
ββ
Haddaba saw arrinku hadda noqon maayo Tuugaw Mareegaale, mar haddii ay mareego badani caadaysteen bililiqada iyo fadhataysiga qoraalada.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal Wadareed (fk.we)
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
