U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duulin

Magac Fal
Xaraf DSubg DU6 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isagoo ka warcelinaya halhayska shirka Asmara ka socda oo ah in “Soomaaliya laga xoreeyo cadowga ku soo duulay,” ayuu Geeddi sheegay inaan cidina ku soo duulin dalkiisa.

”
“

Ergayga UN-ka ee arrimaha Somalia oo shirkaan qabanqaabiye ka ahaa oo shir jaraa'id ku qabteen garoonka diyaaradaha ee dalka Jabuuti intii uusan duulin ayaa sheegay in qodobbo dhowr ah ay shirka kasoo baxeen.

”
“

Wada hadalada Odayaashaan ay yeesheen ee ay ka soo baxday in aan Kismaayo qaab beeleed loogu duulin, wuxuu ka soo horjeestay hadal uu isla dhawaan Saxaafada ka sheegay Col.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duulin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan