Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego.
Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin.
Fogaan gelin socod ah.
Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo.
Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
Cabdullahi Yuusuf Axmed iyo ra’iisul wasare Cali Maxamed Geeddi.
Cawad Axmed Casharo oo ka mid ah baarlamaanka Somalia oo xoojinayay hadalka Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Cali Max'ed Geeddi.
“200 ayaa Soomaali ka aheyd inta kalena waxay ahayeen ajaniib u badan dalalka Asia, kuwaasoo Baasaboorka Soomaalida ku galay danbiyo caalami ah sida Bankiyo lagu dhacay iyo kuwo argagixiso” ayuu yiri Geeddi.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
G · GE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag