U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faadumo

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxay u kala baxaan xasan iyo xuseen waxeyna ka soo jeedaan cali ibn Abi Dhaalib iyo faadumo bintu Rasuul.

”
“

Cawayska: Fannaaniinta Maandeeq iyo Hibo Nuura Cawayska waxaa caawa ka qeybgalaya oo sannadka cusub u dabaaldegaya labada fannaan ee Hibo Nuura iyo Faadumo C/laahi Maandeeq.

”
“

Cabdullaahi, oo sidaan soo sheegnayba ahaa nebiga aabbihiis, waxaa hooyadiis la odhan jirey Faadumo bintu Caa'id binu Cimraan binu Makhsuum.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faadumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan