U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fannaan

Magac Lab
Naxwe-niin/-nno, m.dh
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Nin masrax ka heesa.

2

Nin fanka ku xeel dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fannaan buuxa oo aanay taariikhdu hilmaamayn dhaxal aan dhammaanaynna ka tegay ayuu ahaa.

”
“

Sheekadii baa nala dheeraatay oo yarkii dhalinyarada ahaa wuxuu sharaxaaddiisii ku sii daray hadal sidan ahaa: Magaalada Gaalkacayo ee aan u soconno waxaa guud ahaan laga dhagaystaa fannaan magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Cigaal.

”
“

Nimco iyo Khadra, waxa weheliya labo fannaan oo kale, kuwaas oo kala ah: Maxamed Axmed Kuluc iyo Cabdillaahi Cabdi Sabriye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-niin/-nno, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fannaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan