U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hibo1

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HI4 xar
1

Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hibo Eebbe ku siiyey habeen layskama qaado.

”
“

Waxaa kaloon ahay af hibo u leh oo ay iga soo burqadaan maanso murti iyo madadaallo leh, ama mid Alle-bari iyo sama-doon ah, lagana meeriyo oo looga damaashaado gole nabadeyn, ama xaflad arooseed, ama fagaaro caleemo-saarid, ama dabbaaldeg qaraneed.

”
“

Laakiin illaahay xoolaha nooc walba wax buu hibo gaar ah u siiyey oo ay kaga duwan yihiin xoolaha kale ama dheer yihiin ama si kale hadii aynu u nidhaahno nooc kasta ama meesi kastaaba waxa uu leeyahay astaamo dhaqasho iyo manaafacaad gaar ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hibo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan