Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano.
J: Horta haddii nasiib siyaasadeed jiro maalin aan ka nasiib wanaagasanahay ma jirto, iyo maalin aan ka faan badanahay.
Qodobbo runtii aan ku salaysnayn qiiro shakhsiyeed, faan indhola’ amaba burur iyo jidbo ka dhashay saarka rooxaanta.
Ma ahayn nin faan badan, mana aheyn nin dadka iska weyneeya.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
F · FA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag