U gudub nuxurka bogga
SABAAD

falanqayn

Magac Fal
Xaraf FSubg FA9 xar
1

.dh falanqee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba, inta aynaan falanqayn booqashada madaxweynaha aynu eegno xidhiidhka Braitain iyo Somaliland.

”
“

Hadaba doodo iyo falanqayn ka dib waxay mudanayaashu u codeeyeen mudo kordhinta golayaasha waxay u dhacday sidan.

”
“

Qofka shakhsiga ah xitaa wuxuu samayn karaa arrin degmada ku saabsan soo jeediyo oo bilaabo, markaas waxay noqonaysaa in qolada degmada arrimeheeda go'aamada ka gaartaa falanqayn ku sameeyaa oo ay jawaab ka soo bixiyaan arrintaas uu qofku bilaabay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
falanqayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD