U gudub nuxurka bogga
SABAAD

samayn1

Magac Fal
Xaraf SSubg SA6 xar
1

.dh samee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenku waxa uu sheegay in maalinta u horeysa ee ololahan ay qaadan doonaan Xisbiga talada haya ee UDUB, maalinta xigtana Xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye, iyadoo maalinta saddexaadna ay ololaha samayn doonaan xisbiga UCID.

”
“

Laakiin qofka shakhsiga ah ma samayn karo inuu bilaabo arrin ah in sharci la dejiyo, taas waxaa samayn kara oo keliya qof xubin ka ah golaha shacabka (baarlamaanka).

”
“

“Dhibaato weyn baa ku soo socota Somaliland haddii aan qorshe loo samayn oo aan la jihayn dhallinyarada tirada badan ee waxbarashada dhammaystay….

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
samayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan