U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fardooley1

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA9 xar
1

Rag fardo leh ama fuli yaqaan.

2

Ciidan hubaysan oo fardaha ku dagaala.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in aroortii hore ee saaka ay arkayeen gawaarida ciidamada Uganda oo kasii baxay Buur-Fardooley oo kasoo horjeeda dekeda weyn ee magaalada Muqdisho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fardooley - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan