U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuli

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf FSubg FU4 xar
2

Hawl ama arrin hirgelin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynuhu wuxuu si gaar ah uga hadlay heshiiskii ay gaareen Ahlusuna iyo DF, isagoo sheegay in heshiiskaas uu yahay mid lagu guulaystay ayna ku dadaalayaan sidii uu ku fuli lahaa, isagoo kooxaha kale ugu baaqay inay raacaan ficilkaas oo kale.

”
“

Isku soo wada duuboo; heshiisyada lagu gaaray dalka Jabuuti, waxay noqdeen kuwo inta badan laga soo dhaweeyay gudaha dalka iyo dibaddiisa, waxa keliya ee isha lagu hayana waa sidii ay ku fuli lahaayeen.

”
“

Haddii xabbad-joojintii ay fuli weydo maxaa dhacaya?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan