U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farriin

Magac Dheddig
Naxwe-iimo, m.l
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Hadal aan qorrayn oo qof loo dhiibo si uu u gaarsiiyo qof kale; adeeg.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

David Shinn, oo ah Diblomaasi xeel-dheere ku ah arrimaha Geeska Afrika uu ereyadiisa hadalka ku soo darsaday, digniin iyo farriin uu u soo jeediyay shacabka reer Somaliland.

”
β€œ

Mooge Asraar farriin ayuu u dhigay guriga reer Cali Madhaafaan in gelinka dambe uu Najiib soo maro Mooge.

”
β€œ

Ronaldo wuxuu sidaa ku caddeeyay farriin uu jaalayaashiisa u daray, kadib koobkii adduunka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iimo, m.l

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farriin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan