Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa uu yiri Imaam Abul faraj Aljowzi: “markii fatahaad biyo ay ka dhacday Bagdaad 554 tii hijriga waxay biyuhu qaadeen dhamaan kutubtayda, marka laga reebo hal mujallad oo ay ku jiraan waraaqo ku qoran farta Imamu Axmed”.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
